Sidu muhiim ugu yahay ganacsigayagu
bulshada
• Wuxu muhiim u yahay baahida ay bulshadu u qabto waa meherad laga heli
karo mateeriyalkii iyo dadkii ku shaqaynayey xirfada biyo galintaTaasi oo
aan hore uga jirin magaladeena .
Waxyaabaha ay kaga duwanaanayso kuwii
hore ee jiray
• Qiimo dhimis aanu ku samayno mateerialaka aanu iibino oo hadii xabada
beebka birta ahi ay meheradaha kale siyaan 12-13$ anagu waxaanu
kasiinaynaa 10$ oo kaliya
Dhibaatooyinka ku imaada meheradayda
sida aanu u xalinayno
• khilaafka ka dhaca dhexdaayada waxanu ku xalinaynaa xeerarka aanu
dhiganay oo ku salaysan sharciga
• hadii uu meheradayada ku iimado hoos u dhac dhaqaale ku yimaado
waxaanu ku xalinaynaa lacag aanu kayd u dhiganay ayaanu kor ugu soo
qaadaynaa .