SlideShare une entreprise Scribd logo
1  sur  9
Kobaca Dhagaalaha Dalka
By: Daud Dahir
Kobaca Dhagaalaha Dalka
Waxyaabaha lagama maarmaanka u ah in dhaqaalaha wadanku kor ukaco waxaa
kamid ah:
Cududa iyo Khayraadka Aadmiga (Human
Resource)
Waa mid kamid ah Qoddobada ugu muhiimsan eego’aamiya heerka koboca dhaqaalaha
dalka,
Tirada, tayada iyo sidoo kale Aqoonta xirfada iyo Waayo aragnimada ay leeyihiin Dadka
dalka ayaa qayb wayn ka ah Kobaca dhaqaalaha.
Hadii dadka dalkaas ay yihin kuwo u saaxiib ah Tayo ,Aqoon, Xirfad iyo Waayo
aragnimo waxa ay sahlaysaa in dalkaas dhaqaalihiisu kor ukaco. Si lamid ah sidaas hadii
dalka dadka ku dhaqan aysan lahayn tayo wacan, tiro badan, Aqoon iyo xirfad fiican
waxa ay sabab unoqonaysaa in dalkaas dhaqaalihiisu hoos udhaco.
Khayraadka Rabbaaniga ah (Natural
Resources)
Khayraadka Rabbaaniga ah waxaa kamid ah Baddaha, Nooca
dhul; hadii uu yahay mid ku haboon beerasho, xoolo Daaqeen,
Deegaan, Buuralay, Wabiyada, Biyaha iyo Macaadinta kale ee
dhul laga helo sidoo kale cimilada dalku waa Khayraad
Rabbaani ah, iyo Muhiimada koowaad oo ah halka uu ku yaal
dalku.
Wadanba wadanka uu kaga fiican yahay dhanka khayraadka
rabbaaniga ah waa ka dhaqaale fiican yahay
Tusaale ahaan Soomaaliya waxa ay ku taal Meel
muhiim u ah Aduunka oo idil Marka laga fiiriyo
Dhanka Gacansiga Caalamiga, Marin biyoodka ay
dhacdo, Istiraatiijida Ciidan, Isdhex galka iyo
Kulanka Diimaha ee geeska Africa Waxaa la oron
karaa Waxay dhacdaa meel Muhiim ah waxa ayna
leedahay Khayraad Rabbaaani ah sida Bado, Wabiyo,
Togog, Dhul beereed, Xeebta labbaad ee Africa ugu
dheer, dhul buuralay ah oo macaadin ka buuxdo,
shidaal iyo Naafto, Xoolo kale Duwan, iyo inkale oo
ka badan
Wadanba wadanka uu kaga fiican yahay dhanka
khayraadka rabbaaniga ah waa ka dhaqaale fiican
yahay
Hantida Dalka (Capital):
Tan Macnaheedu waxa weeyaan xaddiga uu gaarsiisan yahay kaabayaasha dhaqaale ee dalku sida
Wadooyinka, Dhul ku haboon Ganacsiga, Isgaarsiinta, Tamarta, iyo Dhamaan qalabka la
isticmaalo ee ah kan bini aadmigu sameeyey (Manmade Resources).
Wax soo saarka iyo kobaca dhaqaale ee wadanku waxa uu ku xiran yahay xaddiga uu gaarsiisan
yahay Kaabayaasha dhaqaaluhu sababtoo ah wadanba kan uu kaga horeeyo xaga isgaarsiinta
ama wadooyinka waxa uu kaga horeeya dhaqaalaha
Tusaale ahaan Wadanka Germany waxa uu ka horeeyaan dhaqaale ahaan Dalka Ethiopia oo ka
dhul wayn kana dad badan dhanka Khyraadka Rabbaaniga ahna kaga horeeya, sababtuna waxa
ay tahay Dalka Germany waxa uu Ethiopia kaga horeeya Kaabeyaasha Dhaqaalaha
Aalada tiknoloyida (Technology):
Aalada Technologiyada ayaa ah aalad loo isticmaalo hawl fududays, Waxayna kor
uqaadaa wax soo saarka iyo iyada oo si wacan uga faaiidaynaysa khayraadki lahaystay.
Aaladaan ayaa ka caawisa wadamada ku horeeyaa inay kor uqaado wax soo saarkood,
Yarayso Dayac ku imaan lahaa Hantida iyo khayraadka lahaysto sidoo kale ka kaafida
kharashaad badan oo ku bixi lahaa shaqaale si lamid ah sidaas aaladaani waxay meesha
ka saarta daahitaanki ku imaan lahaa wax soo saarka iyo shaqada.
Si kooban wadanba kan uu uga horeeyo isticmaalka aaladaan waxa uu kaga dheereeyaa
tartanka kobaca dhaqaale ee dunida ka jira.
Xaalada Bulsho iyo Siyaasadeed ee dalku
ku jiro (Political and social Factor)
Labadaani waxay door muhiim ah ka qaataan kobaca dhaqaale ee wadanka,
Xaaladaha bulsho ahaaneed waxaan ula jeedna Dhaqanka, hidaha, Qiyamka iyo
Wax yaabaha dadkaasi aaminsan yihiin taas oo door muhiim ah ka dheesha
Kobaca dhaqaale ee dalka.
Dhanka kale Xaalada daganaansho ee dalku uu jiro waxa ay kor uqaada
dhaqaalaha dalka iyadoo u furta dhaqdhaqaaqa gacansiga caalamiga ah iyo
maalgashiga shisheeye iyo in wadanku uu awood uyeesho saxiixa heshiisyo
ganacsi caalami ah.
Gunti iyo Gunaanadki
Hadaba Akhriste markaas intaas oo dhan akhrisid ka dib waxaad hoosta ka xariiqdaa:
Maxaan Maanta Haysanaa?
Maxaa naga dhiman?
Seen ku gaari karnaa?
Iyo yaan tusaale ka dhiganaa oo Tubtii ay mareen marnaa si dhaqaalaheenu kor ugu kaco?
W/Q: Daud D Hassan
Email: Daud.d.hassan@gmail.com

Contenu connexe

Tendances

Introduction to international finance
Introduction to international financeIntroduction to international finance
Introduction to international finance
Dr. Md Mohan Uddin
 
Forecasting exchange rates
Forecasting exchange ratesForecasting exchange rates
Forecasting exchange rates
Jaswinder Singh
 

Tendances (20)

Money market instruments
Money market instrumentsMoney market instruments
Money market instruments
 
Cost of capital and investment theory
Cost of capital and investment theoryCost of capital and investment theory
Cost of capital and investment theory
 
Federal reserve system
Federal reserve systemFederal reserve system
Federal reserve system
 
Fundamental analysis ppt
Fundamental analysis pptFundamental analysis ppt
Fundamental analysis ppt
 
Introduction to international finance
Introduction to international financeIntroduction to international finance
Introduction to international finance
 
CH# 3 MUDARABAH.pptx
CH# 3 MUDARABAH.pptxCH# 3 MUDARABAH.pptx
CH# 3 MUDARABAH.pptx
 
International banking
International bankingInternational banking
International banking
 
International fisher effect
International fisher effectInternational fisher effect
International fisher effect
 
Ch 01 Multinational Financial Management - An Over view (MTM).ppt
Ch 01 Multinational Financial Management - An Over view (MTM).pptCh 01 Multinational Financial Management - An Over view (MTM).ppt
Ch 01 Multinational Financial Management - An Over view (MTM).ppt
 
FM Chapter 11
FM Chapter 11FM Chapter 11
FM Chapter 11
 
Global bond market
Global bond marketGlobal bond market
Global bond market
 
Forecasting exchange rates
Forecasting exchange ratesForecasting exchange rates
Forecasting exchange rates
 
Ch04 Exchange rate determination
Ch04 Exchange rate determinationCh04 Exchange rate determination
Ch04 Exchange rate determination
 
Financial system
Financial system  Financial system
Financial system
 
1 introduction to financial system.ppt
1   introduction to financial system.ppt1   introduction to financial system.ppt
1 introduction to financial system.ppt
 
Functions of foreign exchange market
Functions of foreign exchange marketFunctions of foreign exchange market
Functions of foreign exchange market
 
Choose Loan against Securities | Letzbank
Choose Loan against Securities | LetzbankChoose Loan against Securities | Letzbank
Choose Loan against Securities | Letzbank
 
International bond markets
International bond marketsInternational bond markets
International bond markets
 
Forfaiting
ForfaitingForfaiting
Forfaiting
 
World bank
World bankWorld bank
World bank
 

Plus de Daud Dahir

Plus de Daud Dahir (8)

Islamic Banking in Somalia; Challenges and Opportunities
Islamic Banking in Somalia; Challenges and OpportunitiesIslamic Banking in Somalia; Challenges and Opportunities
Islamic Banking in Somalia; Challenges and Opportunities
 
Financial Institutions and Economic Growth in Somalia
Financial Institutions and Economic Growth in SomaliaFinancial Institutions and Economic Growth in Somalia
Financial Institutions and Economic Growth in Somalia
 
Financial institutions and economic growth
Financial institutions and economic growthFinancial institutions and economic growth
Financial institutions and economic growth
 
Demand, supply and equilibrium
Demand, supply and equilibriumDemand, supply and equilibrium
Demand, supply and equilibrium
 
Lecture corporate planning
Lecture corporate planningLecture corporate planning
Lecture corporate planning
 
Transportation
TransportationTransportation
Transportation
 
Non bank financial institutions
Non bank financial institutionsNon bank financial institutions
Non bank financial institutions
 
Commercial bank
Commercial bank Commercial bank
Commercial bank
 

Kobaca dhaqaalaha dalka

  • 2. Kobaca Dhagaalaha Dalka Waxyaabaha lagama maarmaanka u ah in dhaqaalaha wadanku kor ukaco waxaa kamid ah:
  • 3. Cududa iyo Khayraadka Aadmiga (Human Resource) Waa mid kamid ah Qoddobada ugu muhiimsan eego’aamiya heerka koboca dhaqaalaha dalka, Tirada, tayada iyo sidoo kale Aqoonta xirfada iyo Waayo aragnimada ay leeyihiin Dadka dalka ayaa qayb wayn ka ah Kobaca dhaqaalaha. Hadii dadka dalkaas ay yihin kuwo u saaxiib ah Tayo ,Aqoon, Xirfad iyo Waayo aragnimo waxa ay sahlaysaa in dalkaas dhaqaalihiisu kor ukaco. Si lamid ah sidaas hadii dalka dadka ku dhaqan aysan lahayn tayo wacan, tiro badan, Aqoon iyo xirfad fiican waxa ay sabab unoqonaysaa in dalkaas dhaqaalihiisu hoos udhaco.
  • 4. Khayraadka Rabbaaniga ah (Natural Resources) Khayraadka Rabbaaniga ah waxaa kamid ah Baddaha, Nooca dhul; hadii uu yahay mid ku haboon beerasho, xoolo Daaqeen, Deegaan, Buuralay, Wabiyada, Biyaha iyo Macaadinta kale ee dhul laga helo sidoo kale cimilada dalku waa Khayraad Rabbaani ah, iyo Muhiimada koowaad oo ah halka uu ku yaal dalku. Wadanba wadanka uu kaga fiican yahay dhanka khayraadka rabbaaniga ah waa ka dhaqaale fiican yahay
  • 5. Tusaale ahaan Soomaaliya waxa ay ku taal Meel muhiim u ah Aduunka oo idil Marka laga fiiriyo Dhanka Gacansiga Caalamiga, Marin biyoodka ay dhacdo, Istiraatiijida Ciidan, Isdhex galka iyo Kulanka Diimaha ee geeska Africa Waxaa la oron karaa Waxay dhacdaa meel Muhiim ah waxa ayna leedahay Khayraad Rabbaaani ah sida Bado, Wabiyo, Togog, Dhul beereed, Xeebta labbaad ee Africa ugu dheer, dhul buuralay ah oo macaadin ka buuxdo, shidaal iyo Naafto, Xoolo kale Duwan, iyo inkale oo ka badan Wadanba wadanka uu kaga fiican yahay dhanka khayraadka rabbaaniga ah waa ka dhaqaale fiican yahay
  • 6. Hantida Dalka (Capital): Tan Macnaheedu waxa weeyaan xaddiga uu gaarsiisan yahay kaabayaasha dhaqaale ee dalku sida Wadooyinka, Dhul ku haboon Ganacsiga, Isgaarsiinta, Tamarta, iyo Dhamaan qalabka la isticmaalo ee ah kan bini aadmigu sameeyey (Manmade Resources). Wax soo saarka iyo kobaca dhaqaale ee wadanku waxa uu ku xiran yahay xaddiga uu gaarsiisan yahay Kaabayaasha dhaqaaluhu sababtoo ah wadanba kan uu kaga horeeyo xaga isgaarsiinta ama wadooyinka waxa uu kaga horeeya dhaqaalaha Tusaale ahaan Wadanka Germany waxa uu ka horeeyaan dhaqaale ahaan Dalka Ethiopia oo ka dhul wayn kana dad badan dhanka Khyraadka Rabbaaniga ahna kaga horeeya, sababtuna waxa ay tahay Dalka Germany waxa uu Ethiopia kaga horeeya Kaabeyaasha Dhaqaalaha
  • 7. Aalada tiknoloyida (Technology): Aalada Technologiyada ayaa ah aalad loo isticmaalo hawl fududays, Waxayna kor uqaadaa wax soo saarka iyo iyada oo si wacan uga faaiidaynaysa khayraadki lahaystay. Aaladaan ayaa ka caawisa wadamada ku horeeyaa inay kor uqaado wax soo saarkood, Yarayso Dayac ku imaan lahaa Hantida iyo khayraadka lahaysto sidoo kale ka kaafida kharashaad badan oo ku bixi lahaa shaqaale si lamid ah sidaas aaladaani waxay meesha ka saarta daahitaanki ku imaan lahaa wax soo saarka iyo shaqada. Si kooban wadanba kan uu uga horeeyo isticmaalka aaladaan waxa uu kaga dheereeyaa tartanka kobaca dhaqaale ee dunida ka jira.
  • 8. Xaalada Bulsho iyo Siyaasadeed ee dalku ku jiro (Political and social Factor) Labadaani waxay door muhiim ah ka qaataan kobaca dhaqaale ee wadanka, Xaaladaha bulsho ahaaneed waxaan ula jeedna Dhaqanka, hidaha, Qiyamka iyo Wax yaabaha dadkaasi aaminsan yihiin taas oo door muhiim ah ka dheesha Kobaca dhaqaale ee dalka. Dhanka kale Xaalada daganaansho ee dalku uu jiro waxa ay kor uqaada dhaqaalaha dalka iyadoo u furta dhaqdhaqaaqa gacansiga caalamiga ah iyo maalgashiga shisheeye iyo in wadanku uu awood uyeesho saxiixa heshiisyo ganacsi caalami ah.
  • 9. Gunti iyo Gunaanadki Hadaba Akhriste markaas intaas oo dhan akhrisid ka dib waxaad hoosta ka xariiqdaa: Maxaan Maanta Haysanaa? Maxaa naga dhiman? Seen ku gaari karnaa? Iyo yaan tusaale ka dhiganaa oo Tubtii ay mareen marnaa si dhaqaalaheenu kor ugu kaco? W/Q: Daud D Hassan Email: Daud.d.hassan@gmail.com