SlideShare une entreprise Scribd logo
1  sur  10
Arimahan waa xuquuq aan wada leenahay!
• Xaq waxaad u laadahay inaad ku noolaatid nolol aamin ah
aanan ku xidhnayn qofkaad tahay.
• Xaq waxaad u leedahay in lugula dhaqmo sida dadka kale,
hadaad tahay qof yar ama qof weyn, nin ama naag, aabo ama
hooyo, qof aan ilmo dhalin, qof curyaan ah ama qof caafimaad
qaba.
• Xaq waxaad u leedahay in lugula dhaqmo sida dadka kale,
diintaada iyo kaladh kaaga iyadoon la fiirin.
• Xaq waxaad u leedahay in lugula dhaqmo sida dadka kale
iyadoonan ku xidhnayn, meesha aad ku dhalatay ama goorta
aad Filand u soo guurtay.
• Qofna si cadow nimo ah kugu lama dhaqmi karo, kuma yasi karo
ama kuma cunsuriyeynkaro.
Tusaale ahaan qofna kuuma diidikaro in aad ku noolaatid nolosha
caadiga ah, haddii aad curyaan tahay.
1. Xaq waxaad u leedahay in si wanaagsan
oo dadka kale la mid ah lugula dhaqmo
• Xaq waxaad u leedahay in aad jidhkaaga go’aan ka
gaadhid, xittaa marka aad aqal gashid.
• Xaq waxaad u leedahay in aad go’aamisid, ruuxa ku
taaban kara.
• Xaq waxaad u leedahay in aad go’aamisid sida luguu
taaban karo iyo meesha lagaa taaban karo.
• Qofna kuma rabshadaynkaro ama taabasho kuguma
dhibi karo.
Tusaale qofna si khaldan uma taaban karo ilmaha ama
dhalinyarta. Markasta waa inaad taabashada u sheegtaa
ruux weyn oo aamin ah, haddii aad khalad dareento ama
haddii lugu dhaho arintan waa sir oo ha sheegin.
Taabashadu marna ma ahaan karto sir.
2. Xaq baad u leedahay jidhkaaga
• Uma baahnid inaad dadka kale u sheegtid arimahaaga
ku saabsan noloshaada khaaska. Xaq waxaad u
leedahay in aad go’aamisid arimaha ku saabsan
noloshaada khaaska.
• Qofna kuguma khasbikaro in aad ka qayb qaadatid ama
daawatid wax aadan rabin.
Tusaale ruuxna kuguma khasbikaro in aad telefishinka
ama internetka ka daawatid video galmo ku saabsan oo
aadan rabin. Sidoo kale qofna kuuma soo diri karo
telefoonkaaga sawiro ama video aadan ka raali ahayn.
3. Xaqaaga nolosha khaaska ah oo amaanka
ah iyo wanaaga labada qof ka dhaxaysa
• Xaq waxaad u leedahay in aad go’aansatid ruuxa aad la
sheekaysanasid.
• Xaq waxaad u leedahay in aad guurkaaga go’aansatid iyo ruuxa
aad guursanasid.
• Xag waxaad u leedahay in aad furniin codsatid.
• Waxaad kaloo xaq u leedahay in aad keligaa noolaatid. Xidhiidhka
dadka ka dhexeeya wuxuu ku saleysan yahay ixtiraam, in la rabo in
la isla joogo iyo simnaan.
• Sidaasoo kale adna dadka noloshooda amaan sii oo siday rabaan
ha u noolaadaan.
Tusaale xaq waxaad u leedahay in aad furniin codsatid hadii aadan
ku qanacsanayn guurkaaga, arintan xasuuso inaad ka fakartid hadii
gacan luguu qaado. Dulqaadashada xad bay leedahay.
4. Xaqaada in aad dad baratid ama
xidhiidhka aad ka goosatid
• Xaq waxaad u leedahay in aad go’aansatid ilmaha dhalidooda
iyo in aad ka hor tagtid uurka.
• Hadii aadan ilmo rabin, xaq waxaad u leedahay in aad
isticmaashid daawooyinka uurka looga hortago. Ilmaha
dhalidooda iyo ka hortagooda waa arimaha labada qof ey ka
wada tashadaan.
• Xaq waxaad u leedahay inaad heshid macluumaad iyo
caawimaad arintaas ku saabsan.
Tusaale xaq waxaad u leedahay inaad tirada ilmaha aad
dhaleysid go’aamisid. Filand waxaa dhici karta in ilmo badan
korintooda iyo sidoo kale reer weyn dhaqistiisa ay adagtahay.
Kafakar naftaada iyo reerkaaga caafimaadkooda iyo saxadooda
markaad go’aansatid in aad ilmo cusub soo kordhiso.
5. Xaq waxaad u leedahay in aad go’aansatid
ilmaha dhaliddooda iyo inaad ka hor tagtid uurka
• Waxaad xaq u leedahay in lugu baro arimaha ku saabsan
caafimaadkaaga iyo saxadaada noloshaada oo dhan.
• Macluumaadka waa inay ahaadaan wax sax ah oo cad si
aad u fahmi kartid.
• Aqoonta iyo macluumaadka waa inay tixgeliyaan dadka
kala duwanaanshadooda.
Tusaale ahaan waxaad xaq u leedahay inaad ka heshid
aqoon sax ah ka hortagga uurka.
6. Xaqaaga inaad macluumaad ka
heshid caafimaadkaaga
• Xaq waxaad u leedahay fikirkaaga iyo aragtidaada.
• Xag waxaad kaloo u leedahay inaad dhiiban kartid
aragtidaada adigoon luguu hanjabin.
• Xaq waxaad u leedahay in aad dadka kale ka fikir
duwanaatid.
• Aragtidaada iyo ficilkaagaba waa inaad u dhiibataa adigoo
dadka kale ixtiraamaya.
• Dadka kale fikradahooda ixtiraam haba ka duwanaadeen
kaaga.
Tusaale saaxiibkaa wuxuu xaq u leeyahay fikradiisa. Adiga
ma cayn kartid ama kuma dhibi kartid inuu kaa fikrad
duwan yahay.
7. Xaq waxaad u leedahay fikirkaaga
• Xaq waxaad u leedahay in aad u dacwootid dowlada
(police, maxkamad) iyo inaad heshid magdhow hadii
lugugu xad gudbay.
• Waxaad xaq u leedahay dowladdu inay ku difaacdo haba
noqdeen guurka dhibaatooyinka ka dhaca.
Tusaale ahaan hadii lugugu khasbo galmo adigoonan raali
ka ahayn, xaq waxaad u leedahay in aad u dacwootid
Boliiska ood raadsatid xaqaaga.
8. Xag waxaad u leedahay in sharcigu ku
difaaco
www.vigorhanke.fi
Hankepäällikkö Tiina Alakärppä
tiina.alakarppa@sosped.fi
050 375 4755
Hankesuunnittelija Liban Abdi
liban.abdi@sosped.fi
044 356 6541

Contenu connexe

En vedette

2024 State of Marketing Report – by Hubspot
2024 State of Marketing Report – by Hubspot2024 State of Marketing Report – by Hubspot
2024 State of Marketing Report – by HubspotMarius Sescu
 
Everything You Need To Know About ChatGPT
Everything You Need To Know About ChatGPTEverything You Need To Know About ChatGPT
Everything You Need To Know About ChatGPTExpeed Software
 
Product Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
Product Design Trends in 2024 | Teenage EngineeringsProduct Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
Product Design Trends in 2024 | Teenage EngineeringsPixeldarts
 
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental HealthHow Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental HealthThinkNow
 
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdfAI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdfmarketingartwork
 
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024Neil Kimberley
 
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)contently
 
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024Albert Qian
 
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsSocial Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsKurio // The Social Media Age(ncy)
 
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024Search Engine Journal
 
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summarySpeakerHub
 
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd Clark Boyd
 
Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next Tessa Mero
 
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search IntentGoogle's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search IntentLily Ray
 
Time Management & Productivity - Best Practices
Time Management & Productivity -  Best PracticesTime Management & Productivity -  Best Practices
Time Management & Productivity - Best PracticesVit Horky
 
The six step guide to practical project management
The six step guide to practical project managementThe six step guide to practical project management
The six step guide to practical project managementMindGenius
 
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...RachelPearson36
 

En vedette (20)

2024 State of Marketing Report – by Hubspot
2024 State of Marketing Report – by Hubspot2024 State of Marketing Report – by Hubspot
2024 State of Marketing Report – by Hubspot
 
Everything You Need To Know About ChatGPT
Everything You Need To Know About ChatGPTEverything You Need To Know About ChatGPT
Everything You Need To Know About ChatGPT
 
Product Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
Product Design Trends in 2024 | Teenage EngineeringsProduct Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
Product Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
 
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental HealthHow Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
 
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdfAI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
 
Skeleton Culture Code
Skeleton Culture CodeSkeleton Culture Code
Skeleton Culture Code
 
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
 
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
 
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
 
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsSocial Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
 
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
 
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
 
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
 
Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next
 
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search IntentGoogle's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
 
How to have difficult conversations
How to have difficult conversations How to have difficult conversations
How to have difficult conversations
 
Introduction to Data Science
Introduction to Data ScienceIntroduction to Data Science
Introduction to Data Science
 
Time Management & Productivity - Best Practices
Time Management & Productivity -  Best PracticesTime Management & Productivity -  Best Practices
Time Management & Productivity - Best Practices
 
The six step guide to practical project management
The six step guide to practical project managementThe six step guide to practical project management
The six step guide to practical project management
 
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
 

VIGOR-hanke / project: Seksuaalioikeudet somaliksi / Sexual rights in Somali

  • 1. Arimahan waa xuquuq aan wada leenahay!
  • 2. • Xaq waxaad u laadahay inaad ku noolaatid nolol aamin ah aanan ku xidhnayn qofkaad tahay. • Xaq waxaad u leedahay in lugula dhaqmo sida dadka kale, hadaad tahay qof yar ama qof weyn, nin ama naag, aabo ama hooyo, qof aan ilmo dhalin, qof curyaan ah ama qof caafimaad qaba. • Xaq waxaad u leedahay in lugula dhaqmo sida dadka kale, diintaada iyo kaladh kaaga iyadoon la fiirin. • Xaq waxaad u leedahay in lugula dhaqmo sida dadka kale iyadoonan ku xidhnayn, meesha aad ku dhalatay ama goorta aad Filand u soo guurtay. • Qofna si cadow nimo ah kugu lama dhaqmi karo, kuma yasi karo ama kuma cunsuriyeynkaro. Tusaale ahaan qofna kuuma diidikaro in aad ku noolaatid nolosha caadiga ah, haddii aad curyaan tahay. 1. Xaq waxaad u leedahay in si wanaagsan oo dadka kale la mid ah lugula dhaqmo
  • 3. • Xaq waxaad u leedahay in aad jidhkaaga go’aan ka gaadhid, xittaa marka aad aqal gashid. • Xaq waxaad u leedahay in aad go’aamisid, ruuxa ku taaban kara. • Xaq waxaad u leedahay in aad go’aamisid sida luguu taaban karo iyo meesha lagaa taaban karo. • Qofna kuma rabshadaynkaro ama taabasho kuguma dhibi karo. Tusaale qofna si khaldan uma taaban karo ilmaha ama dhalinyarta. Markasta waa inaad taabashada u sheegtaa ruux weyn oo aamin ah, haddii aad khalad dareento ama haddii lugu dhaho arintan waa sir oo ha sheegin. Taabashadu marna ma ahaan karto sir. 2. Xaq baad u leedahay jidhkaaga
  • 4. • Uma baahnid inaad dadka kale u sheegtid arimahaaga ku saabsan noloshaada khaaska. Xaq waxaad u leedahay in aad go’aamisid arimaha ku saabsan noloshaada khaaska. • Qofna kuguma khasbikaro in aad ka qayb qaadatid ama daawatid wax aadan rabin. Tusaale ruuxna kuguma khasbikaro in aad telefishinka ama internetka ka daawatid video galmo ku saabsan oo aadan rabin. Sidoo kale qofna kuuma soo diri karo telefoonkaaga sawiro ama video aadan ka raali ahayn. 3. Xaqaaga nolosha khaaska ah oo amaanka ah iyo wanaaga labada qof ka dhaxaysa
  • 5. • Xaq waxaad u leedahay in aad go’aansatid ruuxa aad la sheekaysanasid. • Xaq waxaad u leedahay in aad guurkaaga go’aansatid iyo ruuxa aad guursanasid. • Xag waxaad u leedahay in aad furniin codsatid. • Waxaad kaloo xaq u leedahay in aad keligaa noolaatid. Xidhiidhka dadka ka dhexeeya wuxuu ku saleysan yahay ixtiraam, in la rabo in la isla joogo iyo simnaan. • Sidaasoo kale adna dadka noloshooda amaan sii oo siday rabaan ha u noolaadaan. Tusaale xaq waxaad u leedahay in aad furniin codsatid hadii aadan ku qanacsanayn guurkaaga, arintan xasuuso inaad ka fakartid hadii gacan luguu qaado. Dulqaadashada xad bay leedahay. 4. Xaqaada in aad dad baratid ama xidhiidhka aad ka goosatid
  • 6. • Xaq waxaad u leedahay in aad go’aansatid ilmaha dhalidooda iyo in aad ka hor tagtid uurka. • Hadii aadan ilmo rabin, xaq waxaad u leedahay in aad isticmaashid daawooyinka uurka looga hortago. Ilmaha dhalidooda iyo ka hortagooda waa arimaha labada qof ey ka wada tashadaan. • Xaq waxaad u leedahay inaad heshid macluumaad iyo caawimaad arintaas ku saabsan. Tusaale xaq waxaad u leedahay inaad tirada ilmaha aad dhaleysid go’aamisid. Filand waxaa dhici karta in ilmo badan korintooda iyo sidoo kale reer weyn dhaqistiisa ay adagtahay. Kafakar naftaada iyo reerkaaga caafimaadkooda iyo saxadooda markaad go’aansatid in aad ilmo cusub soo kordhiso. 5. Xaq waxaad u leedahay in aad go’aansatid ilmaha dhaliddooda iyo inaad ka hor tagtid uurka
  • 7. • Waxaad xaq u leedahay in lugu baro arimaha ku saabsan caafimaadkaaga iyo saxadaada noloshaada oo dhan. • Macluumaadka waa inay ahaadaan wax sax ah oo cad si aad u fahmi kartid. • Aqoonta iyo macluumaadka waa inay tixgeliyaan dadka kala duwanaanshadooda. Tusaale ahaan waxaad xaq u leedahay inaad ka heshid aqoon sax ah ka hortagga uurka. 6. Xaqaaga inaad macluumaad ka heshid caafimaadkaaga
  • 8. • Xaq waxaad u leedahay fikirkaaga iyo aragtidaada. • Xag waxaad kaloo u leedahay inaad dhiiban kartid aragtidaada adigoon luguu hanjabin. • Xaq waxaad u leedahay in aad dadka kale ka fikir duwanaatid. • Aragtidaada iyo ficilkaagaba waa inaad u dhiibataa adigoo dadka kale ixtiraamaya. • Dadka kale fikradahooda ixtiraam haba ka duwanaadeen kaaga. Tusaale saaxiibkaa wuxuu xaq u leeyahay fikradiisa. Adiga ma cayn kartid ama kuma dhibi kartid inuu kaa fikrad duwan yahay. 7. Xaq waxaad u leedahay fikirkaaga
  • 9. • Xaq waxaad u leedahay in aad u dacwootid dowlada (police, maxkamad) iyo inaad heshid magdhow hadii lugugu xad gudbay. • Waxaad xaq u leedahay dowladdu inay ku difaacdo haba noqdeen guurka dhibaatooyinka ka dhaca. Tusaale ahaan hadii lugugu khasbo galmo adigoonan raali ka ahayn, xaq waxaad u leedahay in aad u dacwootid Boliiska ood raadsatid xaqaaga. 8. Xag waxaad u leedahay in sharcigu ku difaaco
  • 10. www.vigorhanke.fi Hankepäällikkö Tiina Alakärppä tiina.alakarppa@sosped.fi 050 375 4755 Hankesuunnittelija Liban Abdi liban.abdi@sosped.fi 044 356 6541

Notes de l'éditeur

  1. Kuva mentorien viikonloppuleiriltä Turusta vuonna 2019.
  2. Kuva mentorien viikonloppuleiriltä Turusta vuonna 2019.
  3. Kuva mentorien viikonloppuleiriltä Turusta vuonna 2019.
  4. Kuva mentorien viikonloppuleiriltä Turusta vuonna 2019.
  5. Kuva mentorien viikonloppuleiriltä Turusta vuonna 2019.
  6. Kuva mentorien viikonloppuleiriltä Turusta vuonna 2019.
  7. Kuva mentorien viikonloppuleiriltä Turusta vuonna 2019.
  8. Kuva mentorien viikonloppuleiriltä Turusta vuonna 2019.