SlideShare une entreprise Scribd logo
1  sur  39
Naadiga kaydka aqoonta
• Title :-Brain & human
memory
• Presenter :-Mohamed Ali
Mohamed (Boss)
• Venue:- Haldoor Hotel
• Time :- 31/03/2016
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 1
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 2
Human Memory
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 3
Waa maxay xusuustu?
Sidee ayaa aadamuhu u
awoodaan inay wax
xasuustaan?
Waa maxay taxadarku?
Siyaabaha loo horumariyo
xasuusta presenter:-Mohamed Ali Mohamed 4
Waa maxay xasuusi?
• Waa awooda noole ku kaydin karo ,hayna karo isla
markaana dib ugu soo celin karo xog iyo khibrad
hore.
• Waa awooda aynu ku duubi karno ,kaydina karno
ama hayn karno macluumaad iyo xogo qayb
kamida maskaxda dibna ugu soo celin karno.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 5
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 6
1-Sensory Memory(xasuus dareemed)
Waa xasuusta ugu gaaban ama ugu yar qaybaha
xasuusaha.
Awooda lagu jaleeco/eego walax muddo ku
siman sekemo kadibna lagu xasuusta sidii ay u
ekayd.
Hab xasuuseedka noocani waxa uu qaada waqti
dhan 200-500 milliseconds ka gadaal markad
jaleecday shaygii inaad garato.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 7
2-Short-term Memory (Working Memory)
xasuusta shaqada/gaaban
I. waa mid gaaban, badanaa waxay qaadataa daqiiqad in
la xasuusnaado iyadoo waqtigaasna la sii habeynaayo.
II. Xasuusta shaqada waxaa la isticmaalaa sida marka
wax la aqrinaayo, la xisaabaayo, lambaro la
xasuusanaayo iyo barashada waxyaalaha cusub.
III. Xasuusta shaqadu/gaabani waxay ku tiirsantahay
qaybaha kale ee maskaxda sida Frontal & Parietal
Lobes
IV. Xasuusta shaqada inta geli karta way yaraataa marka
la duqoobo iyo marka niyad jabka kugu dhaco.
V. Ugu dambayn Xasuusta shaqadu waxaa markiiba
geli kara arimo kooban, markaas ka dib waxaa lagu
xareeyaa qaybta xasuusta muddoda dheer ama waa la
hilmaamaa.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 8
3-Long-TermMemory(xusuustadheer)
& Waxa lagu kaydiyaa macluumaadka ugu
badan mudada ugu dheer (noloshadaba) sida
arqaamta,magacyada ,ciwaanada laga bilaabo
markad yartahay ilaa aad waynaato/dhimato.
& Kaydka xasuusta sidiisaba wuxuu haynkaraa
waxyaabo badan oo aan xadlahayn.
& Qaybtan waxa loo sii kala qaybiyaa laba
qaybod oo kala ah:-
a) explicit (or declarative) memory(xasuusta
qeexan)
b) implicit (or procedural) memory(xasuusta dheer
ee dahsoon)
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 9
A. explicit (or declarative) memory(xasuusta
qeexan)
 (“knowing what”)=xasuusta maxay
 waa xasuusta xaqiiqooyin & dhacdooyin kuwasoo si kas ah
(consciously ) aad u xasuusato.
 Xasuusta qeexan waxa loo sii kala qaybiyaa:-
I. episodic memory:-xasusta khibradihii hore iyo
munaasibada gaarka
II. semantic memory:-xasuusta macnayasha ereyada
,fikradaha guud iyo sumada iwm
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 10
B. implicit( Procedural memory)xasuusta dahsoon
o (“knowing how”)=xasuusta sidii
o xasuusta macluumaadka, sida dhaq-dhaqaaqii aad baratay
(wadida iskuulka umari jirtay , salaada duhur in 4 ragcadood
la tukado iwm.
o Xasuustani waxay u dhacdaa is aan ula kac
ahayn(unconscious)
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 11
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 12
Xasuusta
aadamuhu uma
shaqayso sida
cajaladaha ama
kamaradaha
waxduuba!!
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 13
Tusaalaha ugu dhowi waa in xasuusta
aadamuhu ay tahay sida shebeg &
taxadarkuna yahay fargeeto
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 14
Ugu horayn xasuustu “memory” maaha oo keliya hal cutub.
baadhayaal badan ayaa wax ka qoray fikrada xasuusta iyadoo
waqtiba waqtidaga ka dambaysa ay sii aad kaanaysay fekradaasi
dadka waxka qoray waxa kamida :-
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 15
Hab xasuuseedka aadamuhu waxa
uu maraa qaabab
duubid Kaydin Dib usoo celin
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 16
Sidee loo duubaa!
Duubid/Encoding
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 17
Qaybta ugu horaysa ee duubistu waa in
taxadar/feejignan lamuujiyo
Mar marka qaar…
Taxadarku waxa uu ku yimaada si
aan ula kac ahayn .
Tusaale:-
Hadii daaqada kaa dambaysa la
jebiyo , waxa aad uga
falcelinaysaa si degdega!
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 18
Taxadar/attention
Sidoo kale marmarka qaar…
Taxadarka/feejignaanta
Waa la kantaroolaa.
Tusaale:-
waxa aad diirada saari
kartaa shay gaara .
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 19
Taxadarku waa go’aan
yahay/xadaysanyahay
Taxadarku waxa uu leeyahay waqti go’aan oo uu
qofku isticmaali karo kadibna wuu go’aa .
tusaale ahaan
 waxa laga yaaba inaad ku barbaartay
bulsho daawashada mass media hu
noqday mid joogto ah lakiin ma
ogtahay in taxadarkagu aanu go’in inta
aad daawanayso sababtuna waa in loo
qaabeyey habkaa ilaalinaya in uu go’
taxaddarku sida in lagu maqashiiyo
heeso ,laydhadh kala noocnooca
sawiro la qurxiyey iyo codad saamyen
leh.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 20
Ugu dambayn taxadarku waa
:-
• Talaabada ugu horaysa ee wax
lagu duubo.
• Waxa uu noqonkara mid iska
dhaca ama mid dadaal lagu
muujiyo.
• Ka dadaalka lagu keeno ayaa u
wacan dhinaca waxbarashada.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 21
kaydinta/Storage
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 22
• Maskaxda aadamuhu waxay ka kooban tahay qiyaas
ahaan 100 billion neurons.
• Midkasta oo kamida dareenadasina waxa uu awood u
leeyahay inu sameeyo 1000 xidhiidh.
• Markad isku dhufato 100 billion neurons* 1,000
connections waxa kusoo baxaya 100trillion/ 100
terabytes oo kaydin xoga.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 23
Sensory Memory
• Waa qaybta ugu horaysa ee ka hawl gasha
qabashada xogta muddo kooban ….. fraction
of a second.
• Qaybtani waxa u caado ah in markiiba ay
ilawdo wixii ay qabatay.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 24
F P W J
Y K M A
R Z O F
E A B Q
X C S N
Test Your Sensory Memory!
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 25
F P W J
Y K M A
R Z O F
E A B Q
X C S N
• waa qaybta labaad ee kaydka waana
qaybta fekerku ka dhaco.
Working memory
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 26
Long Term Memory
• Qaybatani waxa kaydka kama dambaysta ah
waxaana ay haysaa waxyaalaha sida:-
• xaqiiqooyinka,
• dhacdooyinka,
• Xirfadaha
• Mabaadiida
• iwm
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 27
Getting Memories Back Out
Dib usoo celin/Retrieval
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 28
• Dib usoo celinta xogtu waa xasuusashada macluumaad aad
hore udoobtay kadibna aad kaydisay.
• Xilliga lagu jiro xasusta maskaxdu waxay dirta singals ay ku
baadi doonayso xogta larabo inkasta oo aan meel keliya lagu
wada kaydin xogta oo ay ku filiqdo unugyada maskaxda
hadana waa lahela xogti iyada oo si dhowna loola socda
xaalada marka taagan
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 29
• Waxa jira laba nooc oo wax lagu xasuusto :-
• Recognition-waa xasuusta laxidhiidha dhacdo ama taaso wadata
khibrad ama shaqo lagu xasusto,
• sida weji aad horey u aragtay imikana ku hortagan
• Waxyaalaha saxda ama qaladka ah
• Waxay ku dhacda si aan kas ahayn(unconcious)
• Recall-qaybtani waa xasuus sida weji aadan imika arkayn lakiin horay
aad uragtay maskaxdana aad kabaadhayso sidii uu u ekaa .
• Waxa xusid mudan in qaybtan layidhaahdo /SUPERIOR/ maadaama loo
tixgeliyo inay ka wacantahay qaybta hore.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 30
Quiz
• Waxa aad wadatay bas ay saaran yihiin afartan qof,waxa aad
istaajisay baskii goolad waxaana dagay toban qof waxana soo fuulay
sadex qof,gooladii xigtay gooladaas waxa dagay todoba qof waxana
soo fuulay laba qof. waxa jira laba gooladood oo kale oo ay ku
dageen afar qof mid walba kana soo fuuleen sadex qof mid
kamida,qofna kama soo fuulin takale.kadib baskii oo ciladoobay
darted rakaabkii saarnaa oo badhkood degdegsanaayeen waxa ay
go’aansadeen inay iska sii lugeeyaan waxaanay arintani sababtay in
sided qof ka degaan baska ,ka dibna markii la haajiyay baskii waa
uu dhaqaaqay ilaa gooladii udanbaysay rakaabkiina dhamaantii
wuu degey.
• Hadaba inaga oo aan qoraalkaas dib ugu noqon maka jawaabi
karnaa laba su’aalood oo khuseeya arinkaas.
• 1.imisa rakaaba ayaa ku hadhay baska ?15
• 2.imisa gooladood ayuu basku istaagay?4
• 3.waa maxay magaca ninka gaadhiga waday
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 31
 Waxa jira dariiqooyin lagu xoojin
karo xusuustaada isla markaana aan
maskaxda dib ugu soo celin karto
waxyaabihii iyo wakhtiyadii ku dhaafay,
dariiqooyinkan oo ah kuwo ay soo
bandhigeen culimada cilmi nafsigu waxa
kamida.
Culimada dhinaca cilmu-nafsiga ee caalamku
waxay maalinba ta xigta sii daah qaadayaan
dariiqooyin cusub oo aadamaha jidhkiisu awood
ugu leeyahay inuu daweeyo ama buuxiyo
waxyaabaha uu tebayo ruuxa bani’aadamka ah ee
caafimaadka qaba.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 32
1. Dariiqada kowaad
• dariiqada labaad ee aad ku xoojin karto xasuustaada
waa inaad seexato, iyadoo faa’iidooyinka ugu
muhiimsan ee hurdada laga helaa ay ka mid yihiin
inaad dib u xasuusato waxyaabihii kugu wareegsanaa
ee aad maqashay xiligii maalinimada ama duruustii
aad maanta soo dhigatay IWM
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 33
2. Dariiqada Labaad
• Dariiqada labaad ee aad ku soo ceshan karto xusuusta
waxyaabahii ku dhaafay waa adiga oo lugeeya oo socda in
masaafo ah, iyadoo ay isku xidhan yihiin hadba socodka
qofka aadamaha ah iyo xasuustiisu, isla markaana masaafo
sadex KM ah oo uu maalin walba qofku lugeeyo ay door weyn
ka qaadanayso in xasuustiisu hagaagsanaato mar kasta oo
da’diisu ay sii weynaato
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 34
3. Dariiqada sadexaad
• Hoos u dhigga miisaanka jidhkaaga ayaa kaa
caawinaya in xasuustaadu si wanaagsan u shaqayso,
iyadoo dhamaan tijaabooyinkii la sameeyey ay ka soo
baxeen saamayn uu miisaanka qofku ku leeyahay
xasuustiisa.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 35
4. Dariiqada Afraad
• Jirdhisku wuxuu kobciyaa xusuusta, waayo waxuu
kordhiyaa dhaqdhaqaaqa wadnaha, deetana oxygenta
(hawo) ayuu u diraa dhinaca maskaxda, taasoo
sababta inay xusuusta si wacan u shaqyso.Tan kale
jirdhiska wax uu yareeyaa stresska kaas oo u xun
xusuusta.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 36
5. Dariiqada shanaad
• Sida aanu horay u soo sheegnay in isbedal ku yimaado
xusuuta ,waxaa ka mid ah isbedalada saamaynta ku yeeshay
cimriga, markastoo ay da,da sii kororta isbedel ayaa ku
yimaada xusuusta. Sidaa darteed sida uu jirkaagaba ugu
baahan yahay layli ayuu maskadaada u baahan tahay layli,
waxaana lagu laylin karaa sida xafidida quraamka kariimka
ah, haddii kale waxaa halis ah lumista xusuusta, haddaan la
isticmaalin.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 37
6. dariiqada lixaad
• Waxaa jira cunooyin haddii aad cuntid ay kobcinayso
xusuustaada sida ay sheegaan qubarada sayniska sida duxda
laga helo kaluunka nooca tuna,sardines iyo salmon iyo waliba
saliida nooca (olive oil). Vitamin C iyo Vitamin E oo laga helo
faruutiska sida liinta oranges, red grapes iyo strawberries.
Vitamin B oo laga helo hilibka iyo caleenta cagaaran, waxay
vitaminadani kobciyaan xusuusta.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 38
7.Dariiqada todobaad
• Waxaynu wadda og nahay in wax wanaagsan ama wax xiis
leh aynu aad u xusuusano, tusaallo haddii aan u soo qaadano
wiilka 10 jirka wax uu aad u xasuustaa magacayada
ciyaartooyda kubada cagta ee kooxaha yurub, laakiin uusan
xusuusan taariikhda nabigeena (scw). Sababtana ay tahay
waxaa loo yeelay xiiso iyo soojiidasho dheeraad ah iyo dhiiro
galin inuu wiilkaa xafido magacyadooda iyadoo lagu baxiyay
lacag fara badan. Sidaa darteed waxa aad rabto inaad
xusuusto waa in xiiso ama isku day meesha taallaa.
presenter:-Mohamed Ali Mohamed 39

Contenu connexe

En vedette

2024 State of Marketing Report – by Hubspot
2024 State of Marketing Report – by Hubspot2024 State of Marketing Report – by Hubspot
2024 State of Marketing Report – by HubspotMarius Sescu
 
Everything You Need To Know About ChatGPT
Everything You Need To Know About ChatGPTEverything You Need To Know About ChatGPT
Everything You Need To Know About ChatGPTExpeed Software
 
Product Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
Product Design Trends in 2024 | Teenage EngineeringsProduct Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
Product Design Trends in 2024 | Teenage EngineeringsPixeldarts
 
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental HealthHow Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental HealthThinkNow
 
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdfAI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdfmarketingartwork
 
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024Neil Kimberley
 
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)contently
 
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024Albert Qian
 
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsSocial Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsKurio // The Social Media Age(ncy)
 
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024Search Engine Journal
 
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summarySpeakerHub
 
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd Clark Boyd
 
Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next Tessa Mero
 
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search IntentGoogle's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search IntentLily Ray
 
Time Management & Productivity - Best Practices
Time Management & Productivity -  Best PracticesTime Management & Productivity -  Best Practices
Time Management & Productivity - Best PracticesVit Horky
 
The six step guide to practical project management
The six step guide to practical project managementThe six step guide to practical project management
The six step guide to practical project managementMindGenius
 
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...RachelPearson36
 

En vedette (20)

2024 State of Marketing Report – by Hubspot
2024 State of Marketing Report – by Hubspot2024 State of Marketing Report – by Hubspot
2024 State of Marketing Report – by Hubspot
 
Everything You Need To Know About ChatGPT
Everything You Need To Know About ChatGPTEverything You Need To Know About ChatGPT
Everything You Need To Know About ChatGPT
 
Product Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
Product Design Trends in 2024 | Teenage EngineeringsProduct Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
Product Design Trends in 2024 | Teenage Engineerings
 
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental HealthHow Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
How Race, Age and Gender Shape Attitudes Towards Mental Health
 
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdfAI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
AI Trends in Creative Operations 2024 by Artwork Flow.pdf
 
Skeleton Culture Code
Skeleton Culture CodeSkeleton Culture Code
Skeleton Culture Code
 
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
PEPSICO Presentation to CAGNY Conference Feb 2024
 
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
Content Methodology: A Best Practices Report (Webinar)
 
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
How to Prepare For a Successful Job Search for 2024
 
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie InsightsSocial Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
Social Media Marketing Trends 2024 // The Global Indie Insights
 
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
Trends In Paid Search: Navigating The Digital Landscape In 2024
 
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
5 Public speaking tips from TED - Visualized summary
 
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
ChatGPT and the Future of Work - Clark Boyd
 
Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next Getting into the tech field. what next
Getting into the tech field. what next
 
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search IntentGoogle's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
Google's Just Not That Into You: Understanding Core Updates & Search Intent
 
How to have difficult conversations
How to have difficult conversations How to have difficult conversations
How to have difficult conversations
 
Introduction to Data Science
Introduction to Data ScienceIntroduction to Data Science
Introduction to Data Science
 
Time Management & Productivity - Best Practices
Time Management & Productivity -  Best PracticesTime Management & Productivity -  Best Practices
Time Management & Productivity - Best Practices
 
The six step guide to practical project management
The six step guide to practical project managementThe six step guide to practical project management
The six step guide to practical project management
 
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
Beginners Guide to TikTok for Search - Rachel Pearson - We are Tilt __ Bright...
 

sidee wax loo xasuustaa

  • 1. Naadiga kaydka aqoonta • Title :-Brain & human memory • Presenter :-Mohamed Ali Mohamed (Boss) • Venue:- Haldoor Hotel • Time :- 31/03/2016 presenter:-Mohamed Ali Mohamed 1
  • 4. Waa maxay xusuustu? Sidee ayaa aadamuhu u awoodaan inay wax xasuustaan? Waa maxay taxadarku? Siyaabaha loo horumariyo xasuusta presenter:-Mohamed Ali Mohamed 4
  • 5. Waa maxay xasuusi? • Waa awooda noole ku kaydin karo ,hayna karo isla markaana dib ugu soo celin karo xog iyo khibrad hore. • Waa awooda aynu ku duubi karno ,kaydina karno ama hayn karno macluumaad iyo xogo qayb kamida maskaxda dibna ugu soo celin karno. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 5
  • 7. 1-Sensory Memory(xasuus dareemed) Waa xasuusta ugu gaaban ama ugu yar qaybaha xasuusaha. Awooda lagu jaleeco/eego walax muddo ku siman sekemo kadibna lagu xasuusta sidii ay u ekayd. Hab xasuuseedka noocani waxa uu qaada waqti dhan 200-500 milliseconds ka gadaal markad jaleecday shaygii inaad garato. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 7
  • 8. 2-Short-term Memory (Working Memory) xasuusta shaqada/gaaban I. waa mid gaaban, badanaa waxay qaadataa daqiiqad in la xasuusnaado iyadoo waqtigaasna la sii habeynaayo. II. Xasuusta shaqada waxaa la isticmaalaa sida marka wax la aqrinaayo, la xisaabaayo, lambaro la xasuusanaayo iyo barashada waxyaalaha cusub. III. Xasuusta shaqadu/gaabani waxay ku tiirsantahay qaybaha kale ee maskaxda sida Frontal & Parietal Lobes IV. Xasuusta shaqada inta geli karta way yaraataa marka la duqoobo iyo marka niyad jabka kugu dhaco. V. Ugu dambayn Xasuusta shaqadu waxaa markiiba geli kara arimo kooban, markaas ka dib waxaa lagu xareeyaa qaybta xasuusta muddoda dheer ama waa la hilmaamaa. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 8
  • 9. 3-Long-TermMemory(xusuustadheer) & Waxa lagu kaydiyaa macluumaadka ugu badan mudada ugu dheer (noloshadaba) sida arqaamta,magacyada ,ciwaanada laga bilaabo markad yartahay ilaa aad waynaato/dhimato. & Kaydka xasuusta sidiisaba wuxuu haynkaraa waxyaabo badan oo aan xadlahayn. & Qaybtan waxa loo sii kala qaybiyaa laba qaybod oo kala ah:- a) explicit (or declarative) memory(xasuusta qeexan) b) implicit (or procedural) memory(xasuusta dheer ee dahsoon) presenter:-Mohamed Ali Mohamed 9
  • 10. A. explicit (or declarative) memory(xasuusta qeexan)  (“knowing what”)=xasuusta maxay  waa xasuusta xaqiiqooyin & dhacdooyin kuwasoo si kas ah (consciously ) aad u xasuusato.  Xasuusta qeexan waxa loo sii kala qaybiyaa:- I. episodic memory:-xasusta khibradihii hore iyo munaasibada gaarka II. semantic memory:-xasuusta macnayasha ereyada ,fikradaha guud iyo sumada iwm presenter:-Mohamed Ali Mohamed 10
  • 11. B. implicit( Procedural memory)xasuusta dahsoon o (“knowing how”)=xasuusta sidii o xasuusta macluumaadka, sida dhaq-dhaqaaqii aad baratay (wadida iskuulka umari jirtay , salaada duhur in 4 ragcadood la tukado iwm. o Xasuustani waxay u dhacdaa is aan ula kac ahayn(unconscious) presenter:-Mohamed Ali Mohamed 11
  • 13. Xasuusta aadamuhu uma shaqayso sida cajaladaha ama kamaradaha waxduuba!! presenter:-Mohamed Ali Mohamed 13
  • 14. Tusaalaha ugu dhowi waa in xasuusta aadamuhu ay tahay sida shebeg & taxadarkuna yahay fargeeto presenter:-Mohamed Ali Mohamed 14
  • 15. Ugu horayn xasuustu “memory” maaha oo keliya hal cutub. baadhayaal badan ayaa wax ka qoray fikrada xasuusta iyadoo waqtiba waqtidaga ka dambaysa ay sii aad kaanaysay fekradaasi dadka waxka qoray waxa kamida :- presenter:-Mohamed Ali Mohamed 15
  • 16. Hab xasuuseedka aadamuhu waxa uu maraa qaabab duubid Kaydin Dib usoo celin presenter:-Mohamed Ali Mohamed 16
  • 18. Qaybta ugu horaysa ee duubistu waa in taxadar/feejignan lamuujiyo Mar marka qaar… Taxadarku waxa uu ku yimaada si aan ula kac ahayn . Tusaale:- Hadii daaqada kaa dambaysa la jebiyo , waxa aad uga falcelinaysaa si degdega! presenter:-Mohamed Ali Mohamed 18
  • 19. Taxadar/attention Sidoo kale marmarka qaar… Taxadarka/feejignaanta Waa la kantaroolaa. Tusaale:- waxa aad diirada saari kartaa shay gaara . presenter:-Mohamed Ali Mohamed 19
  • 20. Taxadarku waa go’aan yahay/xadaysanyahay Taxadarku waxa uu leeyahay waqti go’aan oo uu qofku isticmaali karo kadibna wuu go’aa . tusaale ahaan  waxa laga yaaba inaad ku barbaartay bulsho daawashada mass media hu noqday mid joogto ah lakiin ma ogtahay in taxadarkagu aanu go’in inta aad daawanayso sababtuna waa in loo qaabeyey habkaa ilaalinaya in uu go’ taxaddarku sida in lagu maqashiiyo heeso ,laydhadh kala noocnooca sawiro la qurxiyey iyo codad saamyen leh. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 20
  • 21. Ugu dambayn taxadarku waa :- • Talaabada ugu horaysa ee wax lagu duubo. • Waxa uu noqonkara mid iska dhaca ama mid dadaal lagu muujiyo. • Ka dadaalka lagu keeno ayaa u wacan dhinaca waxbarashada. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 21
  • 23. • Maskaxda aadamuhu waxay ka kooban tahay qiyaas ahaan 100 billion neurons. • Midkasta oo kamida dareenadasina waxa uu awood u leeyahay inu sameeyo 1000 xidhiidh. • Markad isku dhufato 100 billion neurons* 1,000 connections waxa kusoo baxaya 100trillion/ 100 terabytes oo kaydin xoga. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 23
  • 24. Sensory Memory • Waa qaybta ugu horaysa ee ka hawl gasha qabashada xogta muddo kooban ….. fraction of a second. • Qaybtani waxa u caado ah in markiiba ay ilawdo wixii ay qabatay. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 24
  • 25. F P W J Y K M A R Z O F E A B Q X C S N Test Your Sensory Memory! presenter:-Mohamed Ali Mohamed 25 F P W J Y K M A R Z O F E A B Q X C S N
  • 26. • waa qaybta labaad ee kaydka waana qaybta fekerku ka dhaco. Working memory presenter:-Mohamed Ali Mohamed 26
  • 27. Long Term Memory • Qaybatani waxa kaydka kama dambaysta ah waxaana ay haysaa waxyaalaha sida:- • xaqiiqooyinka, • dhacdooyinka, • Xirfadaha • Mabaadiida • iwm presenter:-Mohamed Ali Mohamed 27
  • 28. Getting Memories Back Out Dib usoo celin/Retrieval presenter:-Mohamed Ali Mohamed 28
  • 29. • Dib usoo celinta xogtu waa xasuusashada macluumaad aad hore udoobtay kadibna aad kaydisay. • Xilliga lagu jiro xasusta maskaxdu waxay dirta singals ay ku baadi doonayso xogta larabo inkasta oo aan meel keliya lagu wada kaydin xogta oo ay ku filiqdo unugyada maskaxda hadana waa lahela xogti iyada oo si dhowna loola socda xaalada marka taagan presenter:-Mohamed Ali Mohamed 29
  • 30. • Waxa jira laba nooc oo wax lagu xasuusto :- • Recognition-waa xasuusta laxidhiidha dhacdo ama taaso wadata khibrad ama shaqo lagu xasusto, • sida weji aad horey u aragtay imikana ku hortagan • Waxyaalaha saxda ama qaladka ah • Waxay ku dhacda si aan kas ahayn(unconcious) • Recall-qaybtani waa xasuus sida weji aadan imika arkayn lakiin horay aad uragtay maskaxdana aad kabaadhayso sidii uu u ekaa . • Waxa xusid mudan in qaybtan layidhaahdo /SUPERIOR/ maadaama loo tixgeliyo inay ka wacantahay qaybta hore. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 30
  • 31. Quiz • Waxa aad wadatay bas ay saaran yihiin afartan qof,waxa aad istaajisay baskii goolad waxaana dagay toban qof waxana soo fuulay sadex qof,gooladii xigtay gooladaas waxa dagay todoba qof waxana soo fuulay laba qof. waxa jira laba gooladood oo kale oo ay ku dageen afar qof mid walba kana soo fuuleen sadex qof mid kamida,qofna kama soo fuulin takale.kadib baskii oo ciladoobay darted rakaabkii saarnaa oo badhkood degdegsanaayeen waxa ay go’aansadeen inay iska sii lugeeyaan waxaanay arintani sababtay in sided qof ka degaan baska ,ka dibna markii la haajiyay baskii waa uu dhaqaaqay ilaa gooladii udanbaysay rakaabkiina dhamaantii wuu degey. • Hadaba inaga oo aan qoraalkaas dib ugu noqon maka jawaabi karnaa laba su’aalood oo khuseeya arinkaas. • 1.imisa rakaaba ayaa ku hadhay baska ?15 • 2.imisa gooladood ayuu basku istaagay?4 • 3.waa maxay magaca ninka gaadhiga waday presenter:-Mohamed Ali Mohamed 31
  • 32.  Waxa jira dariiqooyin lagu xoojin karo xusuustaada isla markaana aan maskaxda dib ugu soo celin karto waxyaabihii iyo wakhtiyadii ku dhaafay, dariiqooyinkan oo ah kuwo ay soo bandhigeen culimada cilmi nafsigu waxa kamida. Culimada dhinaca cilmu-nafsiga ee caalamku waxay maalinba ta xigta sii daah qaadayaan dariiqooyin cusub oo aadamaha jidhkiisu awood ugu leeyahay inuu daweeyo ama buuxiyo waxyaabaha uu tebayo ruuxa bani’aadamka ah ee caafimaadka qaba. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 32
  • 33. 1. Dariiqada kowaad • dariiqada labaad ee aad ku xoojin karto xasuustaada waa inaad seexato, iyadoo faa’iidooyinka ugu muhiimsan ee hurdada laga helaa ay ka mid yihiin inaad dib u xasuusato waxyaabihii kugu wareegsanaa ee aad maqashay xiligii maalinimada ama duruustii aad maanta soo dhigatay IWM presenter:-Mohamed Ali Mohamed 33
  • 34. 2. Dariiqada Labaad • Dariiqada labaad ee aad ku soo ceshan karto xusuusta waxyaabahii ku dhaafay waa adiga oo lugeeya oo socda in masaafo ah, iyadoo ay isku xidhan yihiin hadba socodka qofka aadamaha ah iyo xasuustiisu, isla markaana masaafo sadex KM ah oo uu maalin walba qofku lugeeyo ay door weyn ka qaadanayso in xasuustiisu hagaagsanaato mar kasta oo da’diisu ay sii weynaato presenter:-Mohamed Ali Mohamed 34
  • 35. 3. Dariiqada sadexaad • Hoos u dhigga miisaanka jidhkaaga ayaa kaa caawinaya in xasuustaadu si wanaagsan u shaqayso, iyadoo dhamaan tijaabooyinkii la sameeyey ay ka soo baxeen saamayn uu miisaanka qofku ku leeyahay xasuustiisa. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 35
  • 36. 4. Dariiqada Afraad • Jirdhisku wuxuu kobciyaa xusuusta, waayo waxuu kordhiyaa dhaqdhaqaaqa wadnaha, deetana oxygenta (hawo) ayuu u diraa dhinaca maskaxda, taasoo sababta inay xusuusta si wacan u shaqyso.Tan kale jirdhiska wax uu yareeyaa stresska kaas oo u xun xusuusta. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 36
  • 37. 5. Dariiqada shanaad • Sida aanu horay u soo sheegnay in isbedal ku yimaado xusuuta ,waxaa ka mid ah isbedalada saamaynta ku yeeshay cimriga, markastoo ay da,da sii kororta isbedel ayaa ku yimaada xusuusta. Sidaa darteed sida uu jirkaagaba ugu baahan yahay layli ayuu maskadaada u baahan tahay layli, waxaana lagu laylin karaa sida xafidida quraamka kariimka ah, haddii kale waxaa halis ah lumista xusuusta, haddaan la isticmaalin. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 37
  • 38. 6. dariiqada lixaad • Waxaa jira cunooyin haddii aad cuntid ay kobcinayso xusuustaada sida ay sheegaan qubarada sayniska sida duxda laga helo kaluunka nooca tuna,sardines iyo salmon iyo waliba saliida nooca (olive oil). Vitamin C iyo Vitamin E oo laga helo faruutiska sida liinta oranges, red grapes iyo strawberries. Vitamin B oo laga helo hilibka iyo caleenta cagaaran, waxay vitaminadani kobciyaan xusuusta. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 38
  • 39. 7.Dariiqada todobaad • Waxaynu wadda og nahay in wax wanaagsan ama wax xiis leh aynu aad u xusuusano, tusaallo haddii aan u soo qaadano wiilka 10 jirka wax uu aad u xasuustaa magacayada ciyaartooyda kubada cagta ee kooxaha yurub, laakiin uusan xusuusan taariikhda nabigeena (scw). Sababtana ay tahay waxaa loo yeelay xiiso iyo soojiidasho dheeraad ah iyo dhiiro galin inuu wiilkaa xafido magacyadooda iyadoo lagu baxiyay lacag fara badan. Sidaa darteed waxa aad rabto inaad xusuusto waa in xiiso ama isku day meesha taallaa. presenter:-Mohamed Ali Mohamed 39